Xukun Dil ah oo goordhaw lagu fuliyay Nin dil aad looga naxay ka geestay Baydhabo (Sawirro)

Waxaa goordhay fagaare kuyaalla magaalada Baydhabo ee xarunta KMG ee Koonfur Galbeed lagu toogtay nin dhawwaan dil aad looga naxay ugu geestay Baydhabo haweeney kamid aheyd dadka deegaanka. Maxkamad kutaala magaalada Baydhabo ayaa xukun dil ah ku ridey gacan ku dhiiglaha dilka geestay oo lagu magacaabayay Maxamed Goomey, waxaana goordhaw xukunkaasi si deg deg ah … Continue reading Xukun Dil ah oo goordhaw lagu fuliyay Nin dil aad looga naxay ka geestay Baydhabo (Sawirro)